LATEST NEWS

FAAH FAAHINTA DUQEYN XOOGAN OO KADHACDEY JUBOOYINKA.

war hada soo dhacey ayaa sheegaya in Duqeymo diyaaradeed oo Xoogan kadhaceen Degmooyinka Bu’aale iyo Jamaame oo dhaca Gobalada Jubooyinka. Duqeynta koobaad ayaa kadhacdey Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose. Duqeynta oo lala beegsadey xero Ciidan...

WAR DEG DEG AH: DUQEYMO XOOGAN OO LAGU DILEY XUBNO MUHIIM AH OO CAAWA...

wararka naga soo gaaraya Jubooyinka ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoogan ay ka dhaceen gegmooyin iyo deegaano katirsan goboladaasi. diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helecopterka ayaa lagu soo waramayaa caawa in in ay...

WAR DEG DEG AH: WEERARKII UGU QASAARAHA BADNAA OO ALSHABAAB CAAWA LOO GEESTEY IYO...

Dukhaymo iyo iska hor imaadyo xoog leh ayaa kadhacey Degmooyin katirsan Gobolka Jubada dhexe. duleedka Degmada Jilib ayaa ka dhacday Duqayn xoogle oo Bartilmaameedkeedu ahaa Xarun ciidan Alshabaab ay kuleeyihiin halkaasi. duqeynta ayaa lasheegey in ay...

Daawo Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween...

Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween iyo dhalinyaro kuwaas oo ka qeybgalay bandhig xafladeed ku saabsan Sinidguuradi 1aad ee joornaalky Hoghol ee lsgu qoro luuqada Afka Maayga...

Daawo Wasiir Daahir Geelle Muxuu ka yiri Doorashada Galmudug?

Mudane Daahir Maxamud Geele , oo ka mid ah aqoonyahabada iyo siyaasinta Soomaliyeed. Daahir waxa uu wax ku soo bartey Dalka Masar , halkaas oo uu ku soo qaatey ilaa shahaada Mastar . Waxa uu...