Saturday, July 20, 2019

(DHageyso) Siminaar Lagu Baranaayey Isdhaxgalka Bulshada Oo Loosoo Xirey Barkacyaasha Degmada Baydhabo

Wasaarada dib udejinta qoxootiga iyo arimaha jaalidaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa dadka barkacyaasha kujiraan kaamamka degmada baydhabo ayaa waxey usoo gebagabeysay  siminaar...

(Aqriso) Qeyb Miyey Kayihiin Garoomada Diyaaradaha Godoonka Saaran Degmooyinka Koonfur Galbeed

Tan iyo markii goboladaan koonfur galbeed soomaaliya madaxweyne loogu doortey 17-11-2014 mudane shariif xasan sheikh aadan ayaa waxey yihiin kuwo kasoo kabanayaan dhibaatooyinkii ay...

(SAWIRO) Garoon Gabdhaha Kuciyaari Donaan Kubada Gacanta Oo Magalada Baydhabo Laga Hirgaliyey

Mudo kabadan sodon sano wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya waxey bilowdey tartanka kubada gacanta ee gabdhaha’ tartankaan kubada gacanta ee...

Video:Maamuka Iyo Shacabka Degmada Diinsoor Oo Soo Dhaweeyey Musharaxnimada Shariif Xasan Sheekh aadan

Shacab weynha ku nool degmada diinsoor ee Gobolka Baay oo ay horkacayaan maamulka degmadaasi ayaa maanta waxey socdaal dheer kusoo mareen wadooyinka degmadaasi’ iyagoo...

Akhriso:-Maqaalka Rajada Nabadda Qeybtii 3aad

Waxaa xasuus mudan inaanu is xasuusino wax u wanaagsan  nolosha  xadgudubna ku ahayn akhlaaqda taasoo  sheegidooda, aragooda iyo maqalkooda wax laga faa,ideysan karo. Qalinka in...

(SAWIRO) Wiil lix Sano Jir ah Oo Ku Xanuunsan Kaam Kuyaala Magalada Baydhabo

Wiilkan Da'adiisa 6sano jir ah wuxuu la xanuunsanyahay Xanuun la dhashay kaasi oo kaga dhacay Lafdhabarka waxaa isku furmey saxaraha iyo Kaadida wuxuu u...

Mooto Bajaajta oo laga mamnuucay Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa laga manuucay inay ka hawlgasho gudaha magaaladaasi Mootada loo yaqaano Bajaajta. Amarkan oo ka...

(SAWIRO)Maamulka Degmada Tiyeeglow Oo Kahadley Shacabkii Kasoo Barkacey Degmadaasi

shirkaan jaraa'id oo maanta ay qabteen maamulka degmada tiyeeglow ayaa waxa ay uga warbixiyeen xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin barakacayaashii degmada tiyeeglow...

(Dhageyso) Xaruumoyinka Caafimaad Degmada Waajid Oo Ku Dhow In Al Baabada Loo Laabo

Degmada waajid ee gobolka bakool ayaa kamid ah degmooyinka sanadadad  u godoonsan kooxda maleeshiyada al shabaab ‘ iyadoo degmada waajid iyo degaanada ka tirsan...

(MAQAAL) AAN UGA MAGAC DARNAY LABA DARAN MID DOORO

Waxaa isa soo taraya siyaasad laba afley ah oo si xawli ah isa soo tareysa oo ka jira geeska Afrika taasoo mudan in si...