Thursday, November 14, 2019

(SAWIRO) Ciyaartoyda Degmada Xudur Oo Baydhabo Soo Gaarey

Degmada  Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Koonfur Galbeed Soomaaliya Maanta Waxaa Soo Gaarey Ciyaartooy Kasocota Degmada Xudur Iyagoo Mateli Donaan Gobolka Bakool,Waxaana Garoonka Diyaaraha...

Shaxda ay ku soo gali doonto kooxda Dekedda ciyaarta galabta ay wajahayso Simba FC.

Kooxda kubadda cagta ee Dekedda ayaa goor dhaw kullan xiiso badan la ciyaari doonta naadiga reer Tanzania ee Simba. Kullankaan ayaa ka tirsan tartanka  Cecafa...

Tababare Sampaoli oo ku fikiraya inuu keydka ku soo bilaabo laacib kaan kulanka galabta.

Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Jorge Sampaoli ayaa ku fikiraya inuu is badal ku sameeyo shaxdii uu kala hortagay Nigeria. TV-ga TyC Sports ee dalka Argentina...

Ozil oo markii ugu horaysay ka hadlay ka haridii xulka Germany ee koobka adduunka.

Kubadd abuuraha xulka qaranka Jarmalka ee Mesut Ozil ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ka haridii xulka ee koobka adduunka. Ozil ayaa qayb ka ah...

Sidebar Brazil oo war wanaagsan helaysa ka hor kulanka Mexico.

Xulka qaranka Brazil ayaa helaya war wanaagsan ka hor kulanka ay isniinta la ciyaarayaan xulka qaranka Mexico wareega 16-ka. Daafaca kooxda Manchester City ee Danilo ayaa...

Tababare Didier Deschamps oo u sheegay laacib kaan inuu ku qoran yahay celinta Messi...

Tababare Didier Deschamps ayaa ka sii baaraan dagaya sidii uu u celin lahaa kabtanka Argentina ee Lionel Messi. Xulka France ayaa la ciyaaraya xulka qaranka Argentina...

Maradona oo bixinaya lacag si uu gacanta ugu soo dhigo shaqsiga baraha bulshada ku...

Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa bixinaya lacag badan si loo helo shaqsigii faafiyay dhimashadiisa. Maradona ayaa galay xaalad xun kadib markii xulkiisu uu...

Sidebar Boateng oo jawaab rasmi ah ka bixiyay musiibada kasoo gaartay xulkiisa Germany.

Difaaca kooxda Bayern Munich Jerome Boateng ayaa ka raali galiyay jamaahiirta in xulka qaranka Germany uu ka haro koobka aduunka 2018, kadib guuldaradii 2-0...

Yaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii Panama vs Tunisia?

Xulka qaranka Tunisia ayaa isaga haray koobka adduunka iyaga oo madaxoodu uu kor yahay. Tunisia ayaa guul 2-1 ah ka gaartay xulka qaranka Panama oo...

Messi oo ku qasbay tababare Jorge Sampaoli in Caawa la safo xiddigaan si uu...

Lionel Messi ayeey caawa ka go’an tahay in xulkiisa uu u soo saaro wareega 16-ka ee koobka adduunka. Argentina oo guul iyo goolal badan u...