Friday, September 25, 2020

XOG XASAASI AH: NISA OO HOGAAN CUSUB U MAGACAWDEY DABAGALKA SIYAASIYIINTA MUCAARADLA AH

Xog hoose oo aan ka helnay saraakiil sarsare kana tirsan Hay’ada NISA ayaa sheegaya, in agaasimaha NISA Fahad Yasin uu Dhisay hogaan cusub oo...

FAAH FAAHIN:ALSHABAAB OO JILIB DAGAAL FOOLKA FOOL AH LAGULA GALEY QASAARANA LAGU GAARSIIYEY

Warar ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo foolka fool ah halkaasi ku dhexe marey Dagaal yahanada...

JILIB: FAAH FAAHIN WEERAR LAGU DILEY WAALIGA ALSHAAB EE JILIB.

Wararka naga soo gaaraya Degmooyinka Jilib iyo Jamaame oo dhaca Koonfurta soomaaliya ayaa sheeegaya Duqeymo lagu diley Amiiro katirsan Dagaal yahanada Alshabaab. Duqeyn xooggan oo...

WAR DEG DEG AH: AMIIRO ALSHABAAB AH OO DUQEYN LAGU DILEY.

faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Duqeymo Diyaaradeed oo kadhacey Deegaano ka kala tirsan Gobolada Baay, Shabeelaha Hoose iyo Degmada Jamaame Gobolka Jubbada...

WAR DEG DEG AH: DUQEYMO LAGU KHAARIJIYEY AMIIRO IYO DAGAAL YAHANO KATIRSAN ALSHABAAB.

Duqeymo xoogan ayaa caawa ka kala dhacey degmooyin katirsan Jubooyinka iyo Deegaanka Haway ee dhaca Gobolka shabeelaha Hoose. Degmada Jamaame ee Gobolka J/Hoose ayaa lagu...

J/Dhexe: Duqeymo Xooggan oo lagu beegsadey saraakiil Al shabaab ah.

wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in caawa Duqeymo Xooggan dhanka hawada ah lagu qaadey Degmooyinka Bu”aale iyo Salagle. Duqeynta Hore ayaa...

J/Dhexe: Faah faahin kasoo baxeysa Duqeymo Lala Beegsadey Saraakiil Alshabab ah

warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xoogan oo kadhacey Degmooyinka Bu’aale iyo Jilib oo katirsan Gobolka Jubada dhexe. ilo xog ogaal ah ayaa tibaaxaya...

FAAH FAAHINTA DUQEYN XOOGAN OO KADHACDEY JUBOOYINKA.

war hada soo dhacey ayaa sheegaya in Duqeymo diyaaradeed oo Xoogan kadhaceen Degmooyinka Bu’aale iyo Jamaame oo dhaca Gobalada Jubooyinka. Duqeynta koobaad ayaa kadhacdey Degmada...

WAR DEG DEG AH: DUQEYMO XOOGAN OO LAGU DILEY XUBNO MUHIIM AH OO CAAWA...

wararka naga soo gaaraya Jubooyinka ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoogan ay ka dhaceen gegmooyin iyo deegaano katirsan goboladaasi. diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee loo...

WAR DEG DEG AH: WEERARKII UGU QASAARAHA BADNAA OO ALSHABAAB CAAWA LOO GEESTEY IYO...

Dukhaymo iyo iska hor imaadyo xoog leh ayaa kadhacey Degmooyin katirsan Gobolka Jubada dhexe. duleedka Degmada Jilib ayaa ka dhacday Duqayn xoogle oo Bartilmaameedkeedu ahaa...