Monday, May 25, 2020
Home WARARKA MAANTA

WARARKA MAANTA

J/Dhexe: Faah faahin kasoo baxeysa Duqeymo Lala Beegsadey Saraakiil Alshabab ah

warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xoogan oo kadhacey Degmooyinka Bu’aale iyo Jilib oo katirsan Gobolka Jubada dhexe. ilo xog ogaal ah ayaa tibaaxaya...

FAAH FAAHINTA DUQEYN XOOGAN OO KADHACDEY JUBOOYINKA.

war hada soo dhacey ayaa sheegaya in Duqeymo diyaaradeed oo Xoogan kadhaceen Degmooyinka Bu’aale iyo Jamaame oo dhaca Gobalada Jubooyinka. Duqeynta koobaad ayaa kadhacdey Degmada...

WAR DEG DEG AH: DUQEYMO XOOGAN OO LAGU DILEY XUBNO MUHIIM AH OO CAAWA...

wararka naga soo gaaraya Jubooyinka ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoogan ay ka dhaceen gegmooyin iyo deegaano katirsan goboladaasi. diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee loo...

WAR DEG DEG AH: WEERARKII UGU QASAARAHA BADNAA OO ALSHABAAB CAAWA LOO GEESTEY IYO...

Dukhaymo iyo iska hor imaadyo xoog leh ayaa kadhacey Degmooyin katirsan Gobolka Jubada dhexe. duleedka Degmada Jilib ayaa ka dhacday Duqayn xoogle oo Bartilmaameedkeedu ahaa...

Daawo Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween...

Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween iyo dhalinyaro kuwaas oo ka qeybgalay bandhig xafladeed ku saabsan Sinidguuradi...

Daawo Wasiir Daahir Geelle Muxuu ka yiri Doorashada Galmudug?

Mudane Daahir Maxamud Geele , oo ka mid ah aqoonyahabada iyo siyaasinta Soomaliyeed. Daahir waxa uu wax ku soo bartey Dalka Masar , halkaas oo...

WAR DEG DEG AH: DUQEYN KA DHACDEY DEGMADA JILIB IYO SARAAKIIL ALSHABAAB OO IS...

Wararka naga soogaaraya Degmada jilib ayaa sheegaya in caawa lagu Dilay sargaal sare oo katirsan Amniyaadka Al shabaab iyo Darawalkiisa kadib markii lala beegsadey...

FAAH FAAHIN: WEERAR LAGU LAAYEY DAGAAL YAHANO UBADAN HORJOOGAYAAL ALSHABAAB

Duqayn ayaa ka dhacday Gobolada jubooyinka iyo Shabelooyinka Duqayta ayaa wax si gaar ah loo bartilmaameedsaday fariisamo muhiim u ahaa Alshabaab oo ku yaaley...

FAAH FAAHIN DUQEYN: ALSHABAAB OO LAKULANTEY MID KAMID QASAARIHII UGU BADNAA

Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxeysa Duqeymo diyaaradeed oo xaley kadhacey Degmaayin katirsan Jobooyinka iyo degaano hoos taga Gobolka shabeelaha hoose. Duqeymahan ayaa kadhacey...

MASUULKII UGU DULQAADKA BADNAA LOOGA MAAGI BADNAA 3 SANO EE LASOO DHAAFEY

Doorashadii kadhacdey dalka 2017, taas oo lagu soo dhisey Dowlada uu hogaamiyo Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa waxaa ay soo martey labo marxaladood oo...