Saturday, July 4, 2020

Sawiro:- Bilicda Iyo Quruxda Magaalada Baydhabo Janaay.

Magaalada baydhabo ee xarunta gobalka baay ahna xarunta KMG koonfur galbeed soomaaliya ayaa mudooyinkii u dambeeyay waxaa laga dareemayay horumaro dhanka dib u dhiska...

Ururka Suxufiyiinta Gabdhaha Soomaaliyeed Oo Maanta Baydhabo Tababar Uga Furay Ku Dhowaad Labaatan Gabdhood...

Tababar uu socon doono muddo laba maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay gabdhaha saxafayiinta ah ee ka howl-gala warbaahinta gudaha ee magaalada baydhabo, iyadoona...

Xaafadda Isha Ee Baydhabo Oo Laga Dhagax Dhigay Saldhig Cusub.

Mashruuca Midnimo Waxaa Hormuud ka ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed sida Wasaarada Qorsheenta Koonfur Galbeed, Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u hashhisinta...

Dhismaha Garoonka Dr Ayoub Stadium Ee Magaalada Baydhabo Oo Bilaabanaysa Bisha June.

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha dowlad gobaleedka  koonfur galbeed soomaaliya cabdullaahi cumar fanax ayaa waxaa uu ka waramay halka uu marayo qorshaha lagu dhisi...

(SAWIRO) Waxey Kutaagan Yihiin Hidaha Iyo Dhaqankii Soomaaliyeed Ee Soo Jireenka Ahaa

(1)Korow Rooge(2)Deynuunay(3)Wariish(4)Dadaarow(5)Moode Moode(6)Lug Habar(7)Samakaay  (8)Haawar(9)Garas Gamaan Iyo Tulooyin Intaasi Kabadan Waxey Hoos Tagaan Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Tolooyinkaan...

Koonfur Galbeed “waxaan shaqaalaysiin doonaa ardayda wax ku baratay jaamacadaha deegaanka”

Kusimaha madaxweynaha koonfur galbeed soomaaliya ahna wasiirka amniga gudaha Xasan Xuseen Maxamed (Eelay)  oo maanta ka hadlay xaflad ay ku qalan jebinayeen araday dhigata...

Shir looga hadlayo muranka xuduudaha dalka oo lagu qabanayo Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabanayaa shir looga hadlayo muranka ka taagan xuduudaha dalka, kaasi oo waqti badan qaatay. Shirka ayaa waxa...

Warbixin:- Aas Aaska Halgankii Ururka R.R.A.

Maalin Wanaagsan Akhristayaasheena Meel Walbo aad Joogtaan Kusoo dhawaada Warbixin Kusaabsan Aas Aaskii Ururkii RRA Oo Maanta ay Kubeegan Tahay Sanadguurada 19aad. Qowmiyad kasta waxay...

(SAWIRO) Sawiradii Ugu Dambeyeeyn Horumarada Magalada Baydhabo

Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudooyinkaani Waxaa Ay Tahay Mid Laga Daremaayo Soo Kabasho Dhan walinba Ah Sida Dhismooyinka...

Magaalada Jigjiga Oo Maanta Ay La Wareegeen Ciidamo Ka Socda Milatariga Faderaalka.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in saaka halkaasi lagu arkay Ciidamo ka...