Wednesday, February 26, 2020

DEG DEG: Al-Shabaab Oo Hadda La Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Cali fooldhere(HSM)_Kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen deegaanka Cali fooldhere ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa deegankaas la wareegay dagaalyahanada...

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Wafdi ka socda Turkiga

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Turkey-ga oo uu hoggaaminayo safiir ku-xigeenka dawlada Turkey-ga u qaabilsan...

Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Soomaaliya Ee Jiddah Oo Loo Yeeray

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya...

Kusimaha Madaxweynaha oo cambaarayay qaraxyadi ka dhacay Muqdisho

Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee shalay ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KM4, gaar ahaan...

Madaxweyne Farmaajo oo dhammaan darajooyinkii ciidan ka rifay Taliye kuxigeenki hore ee NISA

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Sarreeye...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in deg deg wax looga qabanayo cabashada Garsoorka dalka

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay soo gaarayeen dacwado iyo cabasho uga imanayay Maxkamadaha iyo Garsoorka dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in...

Madaxweyne Xaaf oo qaabilay Wafdi ka socda UN-ka iyo AU

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo waxa uu ku qaabilay Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya Nichalos Haysom...

RW Ku-Xigeenka Dalka Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Ingiriiska

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ku sugan dalka Ingiriiska ayaa khudbad dhinacya badan taabanaysa u jeediyay jaaliyadda...

Wakiilka IGAD Ee Soomaaliya Oo Jagadiisa La Ballaariyay

Wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Mohamed Guyo oo u dhashay dalka Kenya ayaa shaqadii uu ka hayay Soomaaliya la ballaariyay, isagoo loogu daray arrimaha...

Shirka dib u eegista sharciga socdaalka oo maanta ka furmay Muqdisho.

Furitaanka Shirkaan oo la xiriiray dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday dowlad-goboleedka Hirshabelle, Agaasimeyaal, iyo kusimaha ahna...