Wednesday, February 26, 2020

Dowladda Soomaaliya oo Beesha Caalamka usoo bandhigtay Qorshaha AMISOM lagala wareegayo Amniga Dalka.

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiye kulan dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigeysay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta...

Daawo Soomaaliland oo deegaannadeed ka mamnuucday adeegsiga furaha Internetka dotSO

Somaliland ayaa maanta soo saartay amar ay kaga mamnuucayso jaamacadaha, shirkadaha, bangiyada, urururrada maxalliga ah iyo kuwa dawliga ah inay adeegsadaan cinwaanka Internetka ee...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo berri ka doodaya heshiiska Dekeda Berbera

Waxaa maalinta berri ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kulankoodii ugu horeeyay ku yeelanaya Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, kadib furitaanka Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Shacabka,...

Farmaajo oo ku wajahan Qadar [Xog ku saabsan Safarkiisa]

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa ku wajahan dalka Qadar, xilli xiisad siyaasadeed ay wali...

Maamulka Degmada Xudur Oo Kahadley Sidii Dib Loogu Soo Celinlahaa Feydhoorka Degmadaasi

Tabarkaan oo ku saabsanaa Nadaafada iyo Feydhowka degaanka ayaa waxa ka qeybgaley Xubno ka socda Maamulka degaanka ee Degmada Xudur Gudiga Biyaha ee degmada...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in deg deg wax looga qabanayo cabashada Garsoorka dalka

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay soo gaarayeen dacwado iyo cabasho uga imanayay Maxkamadaha iyo Garsoorka dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in...

Daawo Wareysi Madaxweyne KGS Shariif Xasan oo ka Hadley Waxqabadkiisa

Daawo Wareysi Madaxweyne Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan oo ka Hadley Waxqabadkiisa intuu Jiray Maamulkiisa, HOOSKA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=mZmNysuANRM  

DAAWO KHUDBADII MUDANE JAWAARI EE FURITAANKA KALFADHIGA 3AAD EE GOLAHA SHACABKA

DAAWO KHUDBADII MUDANE JAWAARI EE FURITAANKA KALFADHIGA 3AAD EE GOLAHA SHACABKA HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=geiE6DaolUo

DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNE FARMAAJO EE UU BAARLAMAANKA KA JEEDIYAY

DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNE FARMAAJO EE UU BAARLAMAANKA KA JEEDIYAY HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=Cbu1slzc0qw