Wednesday, February 26, 2020

Baarlamaanka Galmudug Oo Dhowaan La Kala Dirayo

Deegaanada Galmudug  waxaa kusoo fool leh doorashada hoggaanka Maamulkaas in kastoo haatan lagu kala aragti duwan yahay xilliga ay dhaceyso doorashada,sidoo kalena Madaxweyne Xaaf...

Farmaajo Oo Booqday Dhaawacyo Ku Isbitaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii...

IGAD oo taageero ka geysaneysa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Urur goboleedka IGAD, ayaa  cambaareeyay weerarkii khamiistii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, IGAD ayaa wacad ku martay in laga adkaanayo Al-Shabaab oo...

Malta Oo Lagu Xukumay Muwaadin Soomaaliyeed

Nin magaciisa lagu sheegay C/qani Cumar C/llaahi  ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta, isagoo lagu eedeeyey inuu isku tijaabiyey inuu qaniino...

Qatar Oo $20 Milyan Ku Kabeysa Miisaaniyadda Somalia Ee 2019

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha...

Golaha Wasiirrada K/Galbeed oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, Mudane; C/Casiis Xasan Mohamed lafta –gareen, ayaa Maanta guddoomiyey Shirkii ugu horeeyay ee Golaha wasiirrada Maamulkaasi. Shirka ayaa waxaa...

Amar La Dul-dhigay Saraakiisha Ciidamada Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada, waxaana Warbixino lagaga dhagaystay qaar kamid ah wasaaradaha, waxaana ka...

Dacwad Ka Dhan Ah Soomaaliya Oo Loo Gudbiyay QM

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Qaramada Midoobay iyo sidoo kale midowga Africa u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Soomaaliya. Moniko Juma oo ah wasiirka arrimaha...

QM oo ku baaqday in la dedejiyo baarista Kiiska Caa’isha Ilyaas

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan maalgelinta Dad weynaha ee UNFPA, ayaa lagu cambaareeyay tacaddiyadii loo geysta Caa’isha...

Wakiilka IGAD Ee Soomaaliya Oo Jagadiisa La Ballaariyay

Wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Mohamed Guyo oo u dhashay dalka Kenya ayaa shaqadii uu ka hayay Soomaaliya la ballaariyay, isagoo loogu daray arrimaha...