Saturday, May 25, 2019

(DHAGEYSO) Maamulka Gobalka Baay Oo Ka Hadlay Horumarada Ka Socda Degmooyinka Gobalka.

Gudoomiyaha maamulka gobalka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan (Dooyow) oo wareysi siinayay Warbaahinta koonfur  galbeed soomaaliya ayaa waxaa uu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid...

(Dhageyso) Maamulka Degmada Diinsoor’ Dagaal Ayaan Kula Jirnaa Maleeshiyada Al Shabaab

Gudoomiyaha maamulka degmada diinsoor ee gobolka baay ibraahim maxamed nuur (shig shigow) ayaa waxaa uu kahadley hormarada iyo dhisamooyinka hada ay ka socdaan degmada...

Dhageyso:Maamulka Degmada Buur Oo Kahadley Waxqabadkiisa

Maxamed Ibraahim Wantem Oo Ah Gudoomiyaha Maamulka Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Kahadley Tan Iyo Markii Loa Magacaabey Maamulka Degmadaasi...

Dhageyso:Nolaansho Ayey Ubaahan Yihiin Shacabka Waajid Ee Gobolka Bakool

Dhibaato Uma Yara shacabka Ku Nool Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool,Mudo Sanado Ah Waxey Tahay Mid U Godoonsan Kooxda Maleeshiyada Al Shabaab,Oo Dadka Ku...

Dhageyso:-Fanaanadda Nimco Dheer Oo Ka Hadashay Fankeeda.

Maama Nimco Cabdi Aadan kuna magac dheer Nimco Dheer oo ka soo jeedda deegaanada koonfur galbeed soomaaliya ayaa xili wareysi ay siisay warbaahinta hubsiimonews.com...

Dhageyso:Barkacyaasha Degmada Rabdhuure Oo Gar Gaar Dalbadey

Degmada Rabdhuure Waxey Katirsan Tahay Gobolka Bakool Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya 2016 Ayaa Waxey Gacanta U Gashey Kooxda Nolal Iyo Nabad Diidka Maleeshiyada Al...

The government is accused of behind the motion of the speaker of parliament.

Some MPs said that the motion was to be launched by the Prime Minister's office, which is part of the Cabinet. Mohamoud lawyer and member...

Dhgeyso Wareysi:-Maamulka Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool Oo Ka Hadlay Xaaladd…..

Gudoomiye Ku Xigeenkja Labaad Ee Maamulka Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Dhibaatada Shabaab Ay Ku Hayso Shacabka Deegaanka. Halkaan Hoose...

Aqoonyahan Fowz Cabdinuur Oo Ka Hadlay Dhismaha Gole Deegaan Ee Baydhabo.

Fowsi Cabdinuur Oo Kamid Ah Aqoonyahaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Arimo Badan Oo Ku Qotoma Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaa,...

XILDHIBAAN AADAN IBRAAHIM DHAAYOOW OO GOGOL LAGU DHAMAYNAYO KHILAAFKA BEESHA HIRAAW DHIGAY.

Waxaa gogoshan fidiyay Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayoow oo Beesha Haraaw u matala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya taasoo ujeedadaeedu ahayd sidii loogu gabab gabayn lahaa kulamo...