kooxda Juventus oo lagula taliyay in kooxda laga diro Gonzalo Higuaín

0
273

Weeraryahan hore ee kooxda Juventus Nicola Amoruso ayaa weydiistay maamulka kooxda in soo hoose looga fikiro dalabyada ka imaanaya Gonzalo Higuaín.

“Gonzalo Higuaín wuxuu gaaray da’aada 31 jir marka ay ugu yartahay, halka Juventus ay dooneyso inay diirada saarto weeraryahan da’ayar ah”.

“Ma ahan qoomo hoose marka loo fiiriyo da’adiisa hadii ay Juventus ku hesho 52 milyan oo euros, ma aqaano hadii ay jirto koox haatan diyaar u ah in qiimaas ay bixiso si ay u hesho saxiixa Higuaín, dabcan wuxuu sii ciyaari karaa ugu yaraan saddex sano kale, waxaana qabaa inuu weli ku faraxsan yahay”.

Gonzalo Higuaín ayaa ka caawiyay Juventus in ay ku guuleysato horyaalka Talyaaniga xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, isagoo ciyaaray 35 kulan wuxuuna dhaliyay 16 gool, isagoo sidoo kale caawiyay 6 gool kale, isagoo dhinaca kale ku guuleestay abaal marinta xidigii ugu fiicnaa kooxda ee xili ciyaareedka.

Juventus’ forward from Argentina Gonzalo Higuain reacts after scoring a goal during the UEFA Champions League semi-final first leg football match Monaco vs Juventus at the Stade Louis II stadium in Monaco on May 3, 2017. / AFP PHOTO / FRANCK FIFE

 

Leave a Reply