Xaaska Philippe Coutinho waxa ay noqotay 25 sano iyada oo xaflada dhalashadeeda kula dabaal dagtay kubadd abuuraha Barcelona iyo gabadhiisa.
Intaa kadddib, Ainee Coutinho waxa ay xaflad kula dabaal dagtay saaxiibadeed iyo qoyskeeda iyada oo dhawr ka mida safka Barcelona lagu martiqaaday.
Sida sawirka laga arki karo Lionel Messi, Luis Suarez iyo Paulinho ayaa ka mid ahaa kuwa ka soo qeyb galay madashada.
Lionel Messi, Luis Suarez iyo Paulinho waxa ay daris la yihiin Coutinho.