Sadio Mane Oo Rikoor Cusub Dhigay Xilli Shabaqa Real Madrid Gaaray.

0
273

Xiddiga weerarka  kooxda kubada cagta  Liverpool ee Sadio Mane ayaa caawa nasiib u yeeshay in lagu soo bilaabo safka koowaad kulanka Real madrid  Ay la cayaarayaan.

kooxda  liverpool ayaa  wajahday finalka tartanka champions league  naadiga Real madrid

Mane ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee xulka  Senigal ah oo finalaha tartanka champions league gool dhaliya kaasoo xalay gool ba- baro ah u dhaliyay kooxda Liverpool.

 

Leave a Reply