LATEST ARTICLES

Xog xasaasi ah: Shirkii laamaha amaanka oo qorshe halis ah lagu dejiyey

Fahad yaasiin ayaa aad uga walwalay Kulankii xalay Gudd.muudeey iyo Mursal ay la qaateen Mucaaradka, Fahad yaasiin ayaa aad uga caroodey kulankaasi, wuxuuna durba...

FAAHFAAHIN: ALSHABAB OO DAGAAL QARAAR DHAXMARAYA IYO QASAARE KADHSHEY

Wararka Ka imaanaya Deegaanka Biyamaalow oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Dagaalamayaasha Alshabaab uu halkaasi kadhacey. ilo wareedyo...

XOG XASAASI AH:NISA OO QORSHE UDEJISEY DOORASHADA IYO 9 MALYEN OO MUQDISHO SOO GAARTEY.

Qaar kamid ah warbaahinta madaxbaan ayaa ogaatey Qorshe halis ku ah Doorashada lafilaayo in ay ku qabsoonto Dalka Soomaaliya dhamaadka Sanadkan 2020. Ilo wareedyo ku...

Dowxa: Teliyaha NISA iyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta oo Gaarey Dalka Qatar.

Wafdi uu hogaaminaayo Teliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka uuna ku weliyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta ayaa gaarey Magaalada Dowxa ee Dalka Qatar. Ilo wareydo...

XOG XASAASI AH: CIIDANKA ILAALADA SHACABKA NISA OO LAHOOS GEEYEY HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA

Ilo xog ogaal ah oo aan ka helnay Saraakiil sarsare oo katirsan Hay’ada NISA ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Ilaalada Shacabka loo yaqaano ee hoostaga...