Madaxweyne Lafta-gareen oo booqday Degmada Daafeed

Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qeyb qaata maamulka degmada,odayaasha,Dhalinyarada iyo Saraakiisha Ciidanka. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo...

DHAEYSO WAREYSIGII XASAASI AH GUDOOMIYAHA DEGMADA MARKA WAANA KAAS

Gudoomyaha Marka oo Ka hadlay horumarka magaaladaas beeniyayna daacayadaha shabaab

Diyaaradaha Droniska ayaa duqeymo culus kulaayey askar alshabaab ah seqdii dhexe ee xaley gobolka...

Diyaaradaha Droniska ayaa duqeymo culus kulaayey askar alshabaab ah seqdii dhexe ee xaley gobolka jubada dhexe Wararka ka imaanaya degmooyin katirtsan gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in habenkii xaley ahaa ay marti geliyeen duqeymo aad...

Akhriso Agaasime cusub oo loo magacaabey TVGA Koonfur Galbeed Soomaaliya iyoRadio KGS

Baydhabo (hubsiimonews.com) – Wasiirka wasaarada Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan ayaa Xil Ka Qaadis Ku Samayey Agaasimihii hore Telefishanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sh. Ilyaas Cali Nuur. Sidookela maanta si rasmi ah loo magacaabey...

Turkiga Oo Howlo Gargaar Ka Fuliyay Duleedka Muqdisho

Hay’adda dhinaca gargaarka u qaabilsan dalka Turkiga ee Bisha Cas ayaa agab dhar ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool xeryaha barakacayaasha ee duleedka magaalada Muqdisho. Bisha Cas ayaa dharkan oo Cadadkiisu badanaa u qeybisay...