Maamulka Degmada Xudur Oo Kahadley Sidii Dib Loogu Soo Celinlahaa Feydhoorka Degmadaasi

Tabarkaan oo ku saabsanaa Nadaafada iyo Feydhowka degaanka ayaa waxa ka qeybgaley Xubno ka socda Maamulka degaanka ee Degmada Xudur Gudiga Biyaha ee degmada Xuddur Dhalinyaro Haween Odayaal iyo Waxagarad ayaa waxa uu socondoono...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in deg deg wax looga qabanayo cabashada Garsoorka dalka

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay soo gaarayeen dacwado iyo cabasho uga imanayay Maxkamadaha iyo Garsoorka dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed hellaan Garsoorka iyo Cadaalad...

Daawo Wareysi Madaxweyne KGS Shariif Xasan oo ka Hadley Waxqabadkiisa

Daawo Wareysi Madaxweyne Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan oo ka Hadley Waxqabadkiisa intuu Jiray Maamulkiisa, HOOSKA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=mZmNysuANRM  

DAAWO KHUDBADII MUDANE JAWAARI EE FURITAANKA KALFADHIGA 3AAD EE GOLAHA SHACABKA

DAAWO KHUDBADII MUDANE JAWAARI EE FURITAANKA KALFADHIGA 3AAD EE GOLAHA SHACABKA HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=geiE6DaolUo

DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNE FARMAAJO EE UU BAARLAMAANKA KA JEEDIYAY

DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNE FARMAAJO EE UU BAARLAMAANKA KA JEEDIYAY HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=Cbu1slzc0qw