Kullan looga hadlayo Horumarinta Waxbarashada dalka oo ka furmay Muqdisho

Wasaaradada waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ayaa kulan looga hadlayo mashariicda waxbarashada dalka la qaatay Hay,adaha ka taageera Soomaaliya waxbarashada, kaasi oo socon doono muddo labo maalmood. Nidaam waxbarasho oo horseed u ah Wadajir bulsho,wadaniyad,cadaalad,nabad...

Dowladda Soomaaliya oo Beesha Caalamka usoo bandhigtay Qorshaha AMISOM lagala wareegayo Amniga Dalka.

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiye kulan dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigeysay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM lagala wareegayo amaanka dalka. Kulanka ayaa waxaa...

Daawo Soomaaliland oo deegaannadeed ka mamnuucday adeegsiga furaha Internetka dotSO

Somaliland ayaa maanta soo saartay amar ay kaga mamnuucayso jaamacadaha, shirkadaha, bangiyada, urururrada maxalliga ah iyo kuwa dawliga ah inay adeegsadaan cinwaanka Internetka ee Sooomaaliya dotSO. Todobaadkii dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib ula...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo berri ka doodaya heshiiska Dekeda Berbera

Waxaa maalinta berri ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kulankoodii ugu horeeyay ku yeelanaya Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, kadib furitaanka Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka berri uu yahay mid xasaasi ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Farmaajo oo ku wajahan Qadar [Xog ku saabsan Safarkiisa]

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa ku wajahan dalka Qadar, xilli xiisad siyaasadeed ay wali ka taagan tahay wadamada Khaliijka. Wafdiga Farmaajo oo ay ku wehliyaan...