15ka May oo Baydhabo laga xusey.

0
268

Sanad walba guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa laga xusaa  15 ka May oo ku astaysan aasaasigii Ururka Dhalinyarada ee SYL.

Ururada Dhalinyarada  magaalada baydhabo ayaa xuska 15ka May ku qabtay magaalada Baydhabo, waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro Xildhibaano katirsan D.G.S maamulka Gobolka iyo Degmada  kuwaasoo dhamaantood ugu hambalyeey Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa kuwa ku dhaqan K.G.S.

Gudoomiyaha Dhlinyarada Degmada Baydhabo Maxamed Dhageey isagoo ka sheekeeyay dhalinyarada Soomaaliyeed iyo marxaladaha ay manta ku suganyihiin  isagoo u rajeeyay dhalinyarad guul iyo horumar iyo baraare.

Gudoomiyah Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin oo ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay  in dhalinyarada.

 

Leave a Reply