Akhriso Agaasime cusub oo loo magacaabey TVGA Koonfur Galbeed Soomaaliya iyoRadio KGS

0
397

Baydhabo (hubsiimonews.com) – Wasiirka wasaarada Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan ayaa Xil Ka Qaadis Ku Samayey Agaasimihii hore Telefishanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sh. Ilyaas Cali Nuur. Sidookela maanta si rasmi ah loo magacaabey Agaasime cusub Telefishanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku hadla afka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Cumar Mustafa Nuur xilkii uu kala wareegey Agaasimaha Cusub iyo Kii Hore Ee Telefishanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xilka Iska Wareejiyey. Sidookela Agaasimaha Cusub ee TVGA KGS ayaa hore u ahaa Agaasimaha Rado KGS.


oo Hada Loomagacaabay mudane Bishaar Bashka. Sawirkaan Hoose Waa Agaasimaha Cusub Radio KGS  oo ku hadla afka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed soomaaliya


maamulaha Labaad Ee Tvga waa abshir Badeela
Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiro, Agaasimayaal, Maamulka goblka, Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Haween iyo Marti sharaf tiro badan.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

 

Leave a Reply