Bakhaar guddi doorashado oo ku gubtay Ciraaq

0
378

Dab ka kacay bakhaarka ugu wayn ee la dhigo waraaqaha codaynta doorashada Ciraaq ayaa la xakameeyay, iyadoo lagu baaqayo in dib loo tiriyo.

Codadkii laga dhiibtay doorashadii ka dhacday deegaanka bari ee magaalada caasimadda ah ee Baqdaad ayaa lagu hayay bakhaarkaas.

Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq Haider al-Abadi  ayaa sheegay in gubashada  sanduuqyada codbixinta lagu muransan yahay loogu talagalay in la Gubo.

Haider al-Abadi ayaa sheegay in gubashada bakhaar ku yaal Baghdad  ay ahayd qayb ka mid ah qorshe lagu khalkhal galinayo hanaanka dimuqraadiyadeed ee waddanka.

Leave a Reply