Codadka ay kala heleen Musharaxiinta Wareegga Koowaad

0
235

Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wali ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana hadda loo gudbaya Wareegga Labaad ee doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka.

1-Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan- 83

2-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen -54

4-Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla- 19

5- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 17

6-Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16

7- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7

8- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5

9- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar -3

10- Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur. 3

wixi dheraad ah kala socu hubsiimonews.com

Leave a Reply