Daawo+Video;Xildhibaanada BS Oo Shegeen In Uu Burey Mooshiinkii Jawaarey

0
256

Xildhibaano Gaaraya 120 oo ku shirey  Villa Hargeysa ayaa sheegay in Mooshinkii Jawaari laga Keenay uu Jabay, Maadaama Muddadii loo qabtay uu dhaafay.ayna ku ee keed  28-03-2018.

Waxa ay sheegeen Xildhibaanadani in Jawaari looga Baahan yahay in Shaqadiisa uu qabsado,

Waxaa ku sugnaa kulanka Gudoonka aqalka Sare iyo Gudoomiye Mahad Cabdalla Cawad, Sidoo kale waxaa Xildhibaanada Jooga kamida ahaa

Xildhibaan Caddow Cali agees, Xildhibaan C/Qaadir Cali Cosoble, Xildhibaan Faarax sheekh C/Qaadir Xildhibaan Mahad Salad XildhibaanAhmed Moallim Fiqi.

Leave a Reply