Daawo:Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Oo Ceel Qodir Kawada Magalada Baydhabo

0
347

Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Ayaa Degaanada Koonfur Galbeed Waxaa ay Kawadaa Qodista Dib Uhabeen Ay Ku Sameyneyso Ceelal Iyo Warooyin ay Biyo Ka Cabi Donaan Bulshada Ku Nool Degaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Oo ay Kashaneyso Hay”ado Kale Oo Ka Howlgala Degaanada Koonfur Galbeed Hada Waxey Duleedka Magalada Baydhabo Ay Kawadaan Qodis Ceelbiyoodka Kaasi Oo Ay Ka Faa”ideysan Donaan Shacabka Ku Nool Deleedka Madalada Baydhabo.

Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Konfur Galbed Oo Uu Wasiir ka yahay Wasiir aadan Xasan Maxamed (Osama) Ayaa Dadaal Ugu Jirta Sidii Biyo Ku Filan Shacabka Ay U Heli Lahaayeen Waxaana Socda Qodista Ceelal Riig Ah.

Leave a Reply