Dad Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Kenya Ka Dhacay

0
145

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay 5 qof oo Ajaaniib ah  ku geeriyoodeen Diyaarad nooca Fudud  oo maanta ku burburtay  Deegaanka Kawaaingi   ee Degmadda  Londiyaana  ee Gobalka Keriijo ee W/galbeed.

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Degmadda Lodgar, ka hor intaysan ku dhicin dhul kaymo ah.

Lama shaacinin dalalka ay u dhasheen Ajaaniibta ku geeriyootay shilkaasi diyaaradeed ee maanta ka dhacay dalka Kenya.

Wixii war ah ku soo kordha shilkan diyaaradeed dib ayaan idin kala socodsiin doonaa insha,allaah.

Isha ku haay Hubsiimo News

Leave a Reply