Gudoomiyaha Shirkada Dp World Sultan Bin Sulayman ayaa waxaa wax laga weydiiyey codbixintii Baarlamaanka Soomaaliya ay dhawaan dalkaasi kaga mamnuuceen shirkada Dp World waxaana uu yidhi
“Runtii taasi nama khusayso, sababta oo ah Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu samayn karaa qaylo iyo hadal ay soo saaraan, laakiin xaqiiqda runta ah Berbera [Somaliland] waxay heshiisyo kula jirtaa dalal badan oo dunida ah iyo shirkado badan taasina waxay waafaqsan yihiin sharcigooda.” ayuu yidhi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan