Dhageyso:-Fanaanadda Nimco Dheer Oo Ka Hadashay Fankeeda.

0
432

Maama Nimco Cabdi Aadan kuna magac dheer Nimco Dheer oo ka soo jeedda deegaanada koonfur galbeed soomaaliya ayaa xili wareysi ay siisay warbaahinta hubsiimonews.com waxaa ay ka hadashay waayaheeda fanka iyo mar xaladihii kala duwanaa e ay soo martay.

Nimco Cabdi Aadan ayaa sheegtay inay kamid ahayd ubaxii kacaanka fankeeduna halkaasi uu ku soo bilowday, haddaba Fanaanadda ayaa waxaa wareystay Bishaar Xasan Maxamed.

                                      Halkaan Hoose Ka Dhageyso wareysiga:-

Leave a Reply