(DHageyso) Siminaar Lagu Baranaayey Isdhaxgalka Bulshada Oo Loosoo Xirey Barkacyaasha Degmada Baydhabo

0
171

Wasaarada dib udejinta qoxootiga iyo arimaha jaalidaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa dadka barkacyaasha kujiraan kaamamka degmada baydhabo ayaa waxey usoo gebagabeysay  siminaar socon naaney mudo sedax maalmood ah  kaasi oo kubaran nayeen is dhaxgalka bulshada iyo sidii ay ula qabsan lahayeen magalada ay ku nool yihiin madaama ay jiraan shacab degaanadii ay kunolayeen kadoorteen magaalooyin kale si ay carruurtooda ay uhelaan waxbarasho iyo nolal kaduwan mida hada ay ku nool yihiin.

Dadka siminaarkaan kafa’ideystey ayaa waxaa iskugu jireen dad ka’imadeen degmooyin ka tirsan koonfur galbeed iyo kuwa kumaqnaa dalka keynya oo mudo halkaasi kunolaa.

Wasiir dowlaha Wasaarada dib udejinta qoxootiga iyo arimaha jaalidaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya faadimo xuseen abuukar oo kaqeyb gashey xiritaanka siminaarka ayaa sheegey in sifiican ay ugu faa’idi doonaan casharadii sedaxdii maalmood ay qateen walina ay gaarsiin donaan dadkii kale ee fursada uhelin iney qeyb ka’ahadaan.

Sidoo kale wasiiru dowlaha ayaa ugu baaqdey dadka (IDB) ah ee jogaan magaalada baydhabo iney ku kalsonadaan dhulkooda kuwa kalena dib ay ugu soo laabtaan wadankooda.

Leave a Reply