Dhageyso:Curashadii Dowlad GKG, Lixdinkii Nooga Dhigan

0
199
Xasan Black xildhibaan ka tirsn baarlamnaanka KGS (Google)

Soomaali gumeysigii ay ka xurowdey 60 aad koonfur galbeed qeyb kama aheyn sedax sano horteed ayey nooga bilaawatey tariiqda ka xurowney gumeysiga dowladna noqoney.

Xildhibaan Xasan Maxamed Yuusuf (Xasan Black) oo katirsan baarlamaanka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya ayaa sidaasi yiri xili uu wareysi sinaayey warbaahinta koonfur galbeed ee magalada baydhabo.

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu kahadley wax yaabihii goboladaan koonfur galbeed uu kaqabtey mudadaan uu madaxweynaha uu yahay mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan’ Isagoo Dhanka Kale Xildhibaan (Xasan Black) uu sheegey in Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Wax Badan Uu Kaqabtey Goboladaan Kg Diyaarna Ay Uyihiin In mar kale ay dooran donaan.

Xafiiska Wararka Hubsiimonews.com Ee Magalada Baydhabo BY: Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

Halka Hoose Kadhageyso Wareysiga Xasan Maxamed Yuusuf (Xasan Black).

Leave a Reply