Dhageyso:Golaha Aqooyaniinta Kg Oo Kahadley Hormarada Magalada Baydhabo

0
225

Foos Cabdi Nuur Gudoomiyaha Golaha Aqooyaaniinta Kg Ayaa Waxaa uu Sheegey In Horumarada Iyo Nabada Ka Jirta Koonfur Galbeed Gaar Ahaan Degmada Baydhabo Qeyb Ay Ka yihiin Ama Ay Ku Dhiira Galiyeen Shacabka Ku Nool Magalada baydhabo.

foos Cabdi Nuur Ayaa Sheegey In Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Wasaaradaheeda Kala duwan Ay Hada wadaan Dadaalo Ku aadan Sidii Wasaarad Kasta Ay Ushageyn doonto Sideeda.

Leave a Reply