Dhageyso:Maamulka Degaanka Goofgaduud Oo Sheegey In Al Shabaab Ay Kasareen Tulooyin

0
228

Goofgaduud(HSM)_Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Iyo Ciidanka Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Kuwooda Kusugan Degaanka Goofgaduud Buurey Ayaa Waxey Lawaregeen Tuulo Katirsaneed Degaankaasi Oo Ay Gacanta Kuhayeen Kooxda Al Shabaab.

Gudoomiyaha Degaankaasi Xasan Xasan Isaaq Oo Lahadley Warbaahinta Hubsiimonews.com Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Halkaasi Dagaal Xoogan Ku dhax Marey Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed “Ciidanka Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Iyo Kooxda Al Shabaab.

Sidoo Kale Gudoomiyaha Waxaa Uu Sheegey Iney Jiraan Qasaaro Iskugu Jiraan Dhimasho Iyo Dhaawa Soo Wadagaarey Labada Dhinac.

Halka Hoose Ka Dhageyso.

Leave a Reply