Dhageyso:Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Baydhabo Ku amarey Iney Qadaan Miisiska Yalaan Wadooyinka

0
268

Gudoomiyaasha Gobolka Baay Iyo Kan Degmada Baydhabo Oo Maanta Shir Jaraa’id Kuqabsadeen Magalada Baydhabp Ayaa Waxey kaga hadleen Waana ay Ku amreen ganacsatada Wax Ku Gadaan Wadooyinka Hortooda Iney 24 Sacdood  In Ay Kaqadaan Miisiska Yalaan.

Gudoomiye Kuxigeenka Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Aadan Cali Aadan Carab Iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan Dooyow Ayaa Bulshada waxey ugu Baqeen Iney qataan Amarkaani Iyagoo Ku Sheegey In Uu Yahay Mid Wax Badan Ka Bedeli Doono Bilecda Magalada Baydhabo Oo Mudooyinkaani Ay Soo Hagageyso.

Leave a Reply