Dhageyso:Maamulka Degmada Buur Oo Kahadley Waxqabadkiisa

0
261

Maxamed Ibraahim Wantem Oo Ah Gudoomiyaha Maamulka Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Kahadley Tan Iyo Markii Loa Magacaabey Maamulka Degmadaasi Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Uu Waxbadan Kaqabtey Adeegyadii Kamaqnaa Bulshada Ku Nool Degmada Buur Hakaba.

Gudoomiyaha Wuxuu Sheegey In Uu Degmada Buur Uu Kahirgaliyey Dhismooyin Ay Ka Midka Yihiin Goroonka Diyaaradaha’Xarumooyin Cusub  Cafimaad Iyo Waxbarasho Oo Dhismahooda Dhamaan Ay Ku Dhow yihiin Ceelal Biyoodle Iyo Adeegyo Kale.

Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Ku Faaney Maamulka Iyo Shacabka Iney yihiin Kuwo Isku Duuban Oo Mar Waliba Ka Shageyaa Horumarada Degmada Buur Hakaba.

Dhanka Kale Gudoomiye Maxamed Ibraahim Wantem Ayaa Wuxuu Sheegey In Ka Maamul Ahaan Mar Waliba Sarakiisha Ciidamada Ay Kala Hadlaan Xaqiijinta Amniga Degmada Buur Iyo Degaanada Katirsan.

By;Wariye Siidcali muuse Maxamed (ateera)

Leave a Reply