Dhageyso:Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaabey Gudiga Fataxaadaha Koonfur Galbeed

0
336

Maamulka  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Ayaa Maanta Waxaa Uu  Kudhawaaqey Gudiga Fatahaadka  Heer Maamul Goboleed.

Shir Ay wada Qateen Masuulin Katirsan Maamulka KG Iyo Xubno Katirsan Gudiga Fatahaadka Heer Qaran Ayaa Waxaa Lagu Gu’aamiyey In Wasiiro Katirsan Kg Loo Magacaabo Iney Xubin Kayihiin Gudiga Fatahaadka  Heer Maamul Goboleed.

Shirkaan Oo waqti Badan Qaatey Ayaa Waxaa Goobjoog Ka Ahaa Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KG Maxamed Xasan Fiqhi.

Shinkaan Ayaa Waxaa Uu Qaatey Shirkaan Ayaa Waxaa Laga Soo Saarey warsaxafadeed Kadib Waxaa warbaahinta U Aqriyey Wasiirka wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyi-galinta KG Xasan Cabdi Maxamed.

Leave a Reply