Dhageyso:Wasaarada Garsoorka Iyo Cadaalada Kg Oo Xafiis Cusub Kafuratey Degmada Baydhabo.

0
519

Wasaarada Garsoorka Iyo Cadaalada Dowlad Goboleedka Kg Ayaa Waxey Xafiis Kafuratey Magalada Baydhabo Kaasi oo Si Gaar ah loogu adeegi Doono Xaquuqda Aweenka Ee kg.

Furitaanka Xafiiskaan ayaa Waxaa Ka soo Qeyb Galey Wasiirka Wasaarada Garsoorka Iyo Cadaada Kg Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur’wasiirka Arimaha Gudaha ee Kg Maxamed Nuur Madoowe Nuunow Maxamed’Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan Dooyow’Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Xaawo Cali Sokor Iyo Masuulin Kale Oo Katirsan KG.

Ugu Horeen Furitaanka Xafiiskaan Ayaa Waxaa Ka warbixiyey Wasiirka Wasaarada Garsoorka Iyo Cadaada Kg Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur.

Lugbuur’wasiirka Arimaha Gudaha ee Kg Maxamed Nuur Madoowe Nuunow Maxamed’Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan Dooyow’Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Xaawo Cali Sokor Ayaa Soo Dhaweeyey Xafiiskaan Loogu Adeegi Doono Haweenka Kg Sidii Ay Ku Heli Lahayeen Cadaad.

Leave a Reply