Dhaqeyso+Sawiiro:-Godumiye Cusub Ayaa lo Magacawey Degaanka Qofgaduud Burey Haraawy

0
813

Mamulka Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa waxaa ay garey degmada Gofgadud Waxana Ay Halkaasi Ay kula kulmey Shacabka.

Waxana  Sidoo Kale ay intaa Ay joogey Magacaweyn  Godumiyihii Hore Halka Mid Cusub Ay Magacaweyn.

Yunis Aadan Godumiye kuxikiinka Gobolka Bay Ayaa Waxaa oo Ku Dhawagey Magacawista Godumiyaha Ciusub oo Lo Magacawey Hassan Bilow Iscak.

 

 

Godumiyaha Cusub Deganka  Qofgaduud Burey Haraawy Hassan Bilow Iscak Ayaa Asagana Dhankiisa Shacabka Ka cudsadey Wadashaqey in Ay lasameyaan 

 

 

Leave a Reply