Dhaqeyso=-Godumiyaha Degmada Baydhabo Ayaa Ka Warbixiyey Safaradiisa Dibada

0
391

Abdullahi ALi Watiin Godumiyaha Degmada Baydhbao Ahna Duqa Degmada Ayaa waxaa Manta Si Dheraan Loga Soo Dhaweyey Maagalada Baydhabo Ka dib Safaro Shaqo Dalka Dibadiisa ujerey.
Waxana Madaarka Kusoo Dhaweyey Kuxikinkiisa, Godumiyaha Haweenka Degmada, Mamulka Gobolka Bay iyo Hooyoyinka Xafada Baydhabo.
Intaasi Ka dib Waxaa Loso Galbiyey Hoyga Ka Daganyahay Magalada Asagauna Halkaasi Kula Hadley Saxafada.
Waxaana  Oo ka warbixiye Safaradiisa |Dibada.

 

Leave a Reply