Sawiiro=-Munasab Si dheraan lo soo Gabangabiyey Ayaa Caaw ka Dhacdey Magalada Baydhabo  Waxana Aheed mid lagu soo Dhaweynayey  Wasiirka Gashandhiga Dowlada Federalka Somalia Mudane Hassan Ali Amar Dambe.

Hotelka ay ka dhaceysey Munasabada waxaa goob joog Ka ahaayeyn Wasiir,Xillibaano Mamulada gobolada Bay kan  Shabellaha Hoose iyo  Odiyasha Dhaqanka,Hooyoyinka Baydhabo iyo Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada.

Dhaamaan Dadki Lagu soo Dhaweyey Magarofaanka  ayey Si isku mid ah ugu Ducoyiin Wasiirka.

 

Leave a Reply