Dib U Habeyn Lagu Sameeyay Guddiga Maaliyadda

0
61

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay warbaahinta ayaa  Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.

Leave a Reply