Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo kaarrinsaday dilkii Xildhibaanad Rukhiya (SAWIRRO)

0
240

 

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed ayaamaanta isuguyimid shirkoodii Khamiislaha ahaa, waxayna kagaarrinsadeen dilkii halhabeen kahor Magaalada Muqdisho loogugaystay Xildhibaanad Rukhiya Abshir Gabane, oo katirsaneyd Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanadda ayaa lagudilay Degmada Shibis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho, ka dib markii rag bastooladokuhubeysnaa ay kudhextoogteenhoygooda, kuwaaoodilkakadibnagoobtaasikabaxsaday.

Shirkan oo kaqabsoomay Xarunta KMG Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa shirguddoo minaayay Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (XasanEelaay).

Golaha Wasiirada ayaa markahore tacsi u diray shacabka Somaliyeed, gaarahaan qoyskii iyo eheladii ay kabaxday Xildhibaanadda, waxayna Alle ugabaryeen samir iyo iimaan in uukasiiyo, iyadiina uu u naxariisto.

Golaha Wasiirada ayaa laamaha ammaan ka ee Koonfur Galbeed ka dalbaday in ay cadaaladda horkeenaan dembiile-yaasha, iya goo kala kaashanaya hay’adaha amniga ee DowladdaFederaalka Somaliya.

Dilkan ayaa waxaa sheegtay Ururka Al Shabaab, iyadoona uu kusoobeegmayo, xilli horaan tii bishaan Gobolka Shabellaha Hoose lagudilay Allaha u naxariistee Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed, C/qaadir C/raxmaan Cali (C/qaadirBaraf), ka gadaal markii qarax miino lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo uu saarnaa, waxaana masuuliyadda dilkiisa sheegtay Shabaab.

 

Leave a Reply