HirShabeelle oo war ka soo saartay Muran dhuleed ka taagan Xeebaha Hirshabeelle.

0
243

Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha ee Maamulka HirShabeelle ayaa ka hadashay dood maalmihii la soo dhaafay ka taagneed dhul ku yaala Xeebaha HirShabeelle.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha HirShabeelle Xuseen Maxamed Tuur-yare ayaa soo saaray digniin ku socoto dad la sheegay iney dhul bood kawadaan Xeebaha HirShabeelle.

Leave a Reply