holgal sakey arortii hore laga sameyey wadada xaririsa baydhawo iyo buur hakabo
howl galkani ayaa iska kashanayey cidamada dowlad goboledka konfur galbed iyo kuwa nabad ilalinta midowga afrika waxana howl galkan hogaminayey kusimaha madax
weynaha ahna waziirka wazaaradda amniga e gudaha dowlad goboledka konfur galbeed somaliya Xasan Xusen Maxamed wararka isu so taraya ayaa shegaya in wadadasi ayku
dhumaley sanayan qar ka tirsan maleshiyada allshabab ilaa iyo hadana majiraan intu howl galkani socdey cidlagu soqabtey mamulka konfur galbed ayaa mudoyinki ugu danbeyey ku howlana guud ahaan sidii deganada konfur galbed
logu sari lahaa koxaxa nabad didka ah