Howlgalada Amniga Baydhabo Oo La Kordhiyay.

0
331

Taliyaha Booliiska K/Galbeed Soomaaliya Ganeral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Ka Hadley Arimo Badan oo ay Kamid yihiin, In Ciidamda Boliiska Magaalada Baydhabo ay Labojibaareen Howlgalada Lagu Sugaayo Amnga Magaalada Baydhabo.

Ganeral Mahad Cabdiraxmaan Taliyaha Booliiska K/Galbeed ayaa Sheegey In Ciidamada Booliiska Ay Habeen Waliba Inta Lagu Gudijiro bishaan Barakeysan ee Ramadaan ay Cadowga Ka Ilaalinayaan Shacabka Salaada Taraawiixda Katukanayaa Dhamaan Misaajidyada Magaalada Baydhabo, Wuxuuna Sheegey Marka Laga Reebo Ciidinka Booliiska oo Taagan Isgoos Waliba oo Magaalada Kamid Inay Jiraan Ciidamada qaas ah oo Kamid ah Kuwo booliiska oo ilaalinayaa Misaajidyada.

                                                  Halkaan Hoose Ka Dhageyso:-

 

Leave a Reply