Howlgallo Oo Xalay Laga Sameeyay Afgooye

0
73

Ciidamada ammaanka ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran xalay ka sameeyay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/ Hoose.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorseheysan ayaa waxa ay Ciidamadu ka fuliyeen xaafado dhowr ah oo ka tirsan degmadaasi.

Ujeedka howlgalladan ayaa lagu sheegay mid lagu xaqiijinayay amniga, sidoo kalena looga hortagayay falalka ammaan dari ee mararka ka dhaca degmadaasi Afgooye.

Ma jirt illaa iyo hadda wax faah faahin oo ay saraakiisha laamaha amnigu ka bixiyeen howlgalladaasi.

Shalay ayey aheyd markii dabley hubeysan ay 4 Qof ku Toogteen suuqa ku yaalla bartamaha magaaladaasi.

Leave a Reply