Koofur Galbeed oo xilka ka qaadday Guddoomiyihii Gobalka Sh/Hoose.

0
305

Wareegto ka soo baxda Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Najax,waxaana loo magacaabay Guddoomiyaha cusub Maxamed Ibraahim Barre.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa xilka looga qaaday Wasiiru dowlihii Madaxtooyada Koofur Galbeed.

Dhinaca kale Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Shabeellaha hoose  ayaa loo magacaayay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Leave a Reply