Koonfur Galbeed Oo kahadashey Shaqo Abuurka Dhalinyarada.

0
264

Wasiir Kuxigeenka Waasaarada Dhalinyarada Iyo Cayaaraha Maamulka Koonfur Gaalbeed Mudane Maxamed Xaaji Oo Kahadley Hawlaha shaqo ee wasaarada ayaa soo hadal qaadey arimaha shaqo abuurka dhalinyarada reer Koonfur Galbeed.

Wasiirka ayaa wuxuu kudheeraadey kahadalka kumanaankia dhalinyaro ee shaqo la’aanta ah oo isugu jira kuwo waxsoo bartey iyo kuwo aan wax soo baran,balse labada dhinacba ay masuuliyad ay kasaaran tahay wasaarada dhalinyarada koonfur galbeed.

Wasiirka ayaa sheegey in wasaarada ay wado dardar galinta shaqaaleysiin dhalinyarada iyo sidoo kale abuurista barnaamijyo loogu talagaley in dhalinyaradu wax loogu qabto,

sidoo kale Wasiir Maxamed Xaaji ayaa baaq udirey dhamaan dhlinyarada reer koonfur galbeed isagoona ugu baaaqey inay dulqaataan oo wasaaraduna ay lashaqeeyaan,si buu yiri wadajir ahaan dhalintu loogu abuuro jawi shaqo.

Leave a Reply