Kulanka wacyigelinta Nabadda,horumarinta Qorshaha Qaran iyo Qaabaynta dastuurka oo Baydhabo ka dhacay.

0
199

Kulan Looga hadlayay Wacyelinta Nabada,Dhismaha maamulada Horumarinta qorshaha qaranka  iyo dib u eegisa Dastuurka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kasoo qeyb galey Wasiiro,Xildhibaano,Bulsharada rayid ah iyo Odoyaasha dhaqanka.

Claahi Xaaji Xasan manuur iyo Cqaadir Sheekh Cali Baraka oo Bulshada rayidka madax ka ah ayaa marka hore ka Hadley Muhiimada Kulankan uu u leeyahay bulshada Koonfur Galbeed.

Wasiirka dastuurka Koonfur Galbeed Claahi Sheekh Xasan iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Madoobe Nuunow  Ayaa sheegey in Muhiim ay tahay in bulshada kaalinteeda ay ka qaataan Dhismaha maamulada iyo Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya.

W/Q: Mukhtaar Sheikh Aadan Dalmar

Leave a Reply