Xudur(HSM)_Maamulka Gobolka Bakool Iyo kan Degmada Xudur Ayaa Wax Lagu Farxa Ku Tilmameen In Degmada Xudur Ay Sogaraan Masuulin Kasocdaan Dowlad Turkiga Oo ay Balan Qadaan Iney Wax Ka Qaban Doonaan Xaaladaha Bini”aadinimo Ee Ka Taagan Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool.
Maamulka Degmada Ayaa Waxaa Uu Sheegey Inta Ay Kusugnayeen Degmada Xudur Masuulintii Ka Socotey Dowlad Turkiga Iney Soo Kormereen Xarumihii Loogu adegaayey Bulshada Degmadaasi Sida Waxbarashada”Caafimaadka Iyo Saldhiga Booliska Degmada Xudur.
Booqashadooda Kadib Masuulinta Turkiga Ee Gaarey Xudur Waxey Shegeey In Dhwaan Ay Wax Kaqaban Donaan Isbitaalka Degmada Oo Ay Ku Xanuunsan Yihiin Sidii Loogu Heli Lahaa Daawo Iyo Dhaqaatirta Isbitalka Oo Ay Heli Donaan Towbaro Aqoontooda Korloogu Qadaayo.
Sidoo Kale Maamulka Degada Xudur Wuxuu Sheegey In Iskoolada Lagu Sameyn Doono Dib Udhis Iyo In Ay Helo Donaan Maclamiinta Towbaro Iyo Qalab Kufilan.