Maamulka Gobalka Baay Iyo Midka Degmada Baydhabo Oo Shacabka Ku Amaanay Wada Shaqeynta Ay Lala Leeyihiin Maamulka.

0
385

Baydhabo(HSM)_Gudoomiyaasha Gobolka Baay Iyo Kan Degmada Baydhabo Ayaa Bulshada Ku Nool Xaafada Wadajir Ku Amaneen Sida Xilkas NimadaLeh ay Iskugu Xilsareen Nadaamka Iyo dib udhiska Wadooyinka ay Kawadaan Xafadaasi.

Gudoomiayaha Degmada Baydhabo  Cabdulaahi Cali Maxamed (Watiin) iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan (Dooyow) Ayaa Waxey   Boqoasho Kugareen  Xaafada  Wadajir Oo Halkaasi Dhimooyin Wadooyin Ah Ay Kawadeen Bulshada Ki Nool Xaafadaasi Wadajir Iyadoo Ku Dhisaayey Si Iskaaga Wax Uqabso Ah Madaama Ay Yihiin Kuwii Isticmaali Lahaa Wadooyinkaasi.

Sidoo Kale Gudoomiyaasha Waxey Dhiiragalin Ay Usoo Jediyeen Bulshadii Xiligaasi Gacanta Kula Jireen Dhismaha Wadooyinkaasi Iyadoo u Sheegey Iney Wadooyinkaasi Ay Isticmaali Lahaa Maanta Berina Udhaayi Lahaa Caruurtooda.

Dhanka Kale  Gudoomiayaha Degmada Baydhabo  Cabdulaahi Cali Maxamed (Watiin) iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan (Dooyow) Waxey Balan qadeen Iney Gacan Weyn Ay Kaqadan Donaan Dhismaha Wadooyinkaasi Si Lamid Ah Waxey Shegeey Iney Ku Taagi Donaan Soolarada Kushageya Quraxda Si Wadoyinkaan Loo Isticmaalo Habeen Iyo Maalin.

Tani Ayaa Waxey Qeyb Weyn Kaqaadan Doontaa Horumarada Iyo Dib Udhiska Xiligaani Kasocdaa Degmooyinka Gobolada Baay Iyo Bakool Gaar Ahaan Xiligaani Magalada Baydhabo Oo Xarun Ay U Tahay Degmooyinka Gobolka Baay.

 

 

Leave a Reply