Maamulka Jubbaland Oo Magacaabay Taliye Cusub

0
88

Wareegto kasoo baxday Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland Janeraal Aaden Koojaar ayaa Gaashaanle dhexe Siyaad Macalin Bashiir loogu magacaabey Taliyaha Amniga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.

Magacaabistaan ayaa kusoo beegmaysa xilli maalmihii lasoo dhaafay Madaxweynaha Jubbaland uu ku sugnaa degmada Afmadow.

Leave a Reply