Maamulka Sh/Hoose Oo Dowladda Ka Dalbaday Inay Wax Ka Qabato Dhibaatooyinka Taagan.

0
209

Gudoomiyaha maamulka gobalka shabeelaha hoose ee koonfur galbeed Maxamed ibraahim barre ayaa xili uu ka hadlayay dhaibaatooyinka kooxda al shabaab ay ku hayaan deegaanada gobalka gaar ahaan wadada xiriirisa afgooye iyo baydhabo ayaa waxaa uu dowladda soomaaliya ka codsaday inay wax ka qabato dhibaatooyinkaasi.

Gudoomiye Maxamed Ibraahim Barre ayaa dowladda soomaaliya gaar ahaan wasaaradda gaashaandhiga soomaaliya ka dalbaday sidii wax looga qaban lahaa maleeshiyada al shabaab oo dhibaato ku haya shacabka isticmaala wada xiriirisa baydhabo iyo afgooye.

                                               Halkaan Hoose Ka Dhageyso:-

Leave a Reply